Tag: Shaqaaqo

Shaqaaqo xalay ka dhacday Muqdisho oo askar iyo rayidba ay ku dhinteen

Askari ka tirsan ciidamada dowladda Somalia iyo laba qof oo rayid ah ayaa xalay ku dhintay xaafadda suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa, kaddib shaqaaqooyin is-daba socday oo xaafaddaas ka dhacay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS