Tag: Shaqaale

Diblumaasiyiin Soomaaliyeed oo tababar uga socda Koonfur Afrika

Diblomaasiyiin ka socda wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayuu maalintii siddeedaad tababar heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan ‘Madax Ergeed’ (Head of Mission) waxa uu uga socdaa machadka Tababarka, Cilmi-baarista iyo horumarinta diblomaasiyadda ee Koonfur Afika.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS