Tag: Shabeele

Wabiga Shabelle oo markii labaad guray biyana laga waayay muddo sanad ah (Sawiro)

Wabiga Shabeelle oo ah wabiga labaad ee ugu dheer dalka Soomaaliya ayaa guray markii labaad muddo ka yar sanad iyadoo kumanaan ruux ay saameyn ku yeelatay biyo la’aanta wabiga Shabelle.

Daawo Sawirrada Wabiga Shabelle oo qarka u saaran inuu guro

Wabiga Shabelle oo mara gobolada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa qarka u saaran in uu guro oo biyo laga waayo, kadib markii toddobaadyadii la soo dhaafay uu wabigu bilaabay in uu biyo yareeyo.

Wariyeyaashii Shabelle ee mudada u xirnaa dowladda oo maalinta berri Maxkamad la soo taagayo

Wariyeyaasha kala ah Maxamed Bashiir Xaashi iyo Maxamuud Daahir Carab oo muddo shan bil ku dhow xabsi ku jiray ayaa maalinta berro oo Taariikhdu tahay 5-ta Janaayo la soo taagi doonaa Maxkamad, taasoo ah markii u horeysay tan iyo markii horaantii bishii Agosto la xiray.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS