Tag: Shabab

Somalis condemn al-Shabaab's arrest of Qur'an teachers

Residents of the Hiran region in central Somalia are speaking out against al-Shabaab's efforts to recruit children by forcibly enlisting the support of Qu'ran teachers. 

Shabaab oo cambaareysay xannibaaddii lagu soo rogey cinwaankoodii Twitter-ka

Kooxda al-Shabaab,ayaa cambaareysay xannibbaaddii lagu soo rogey bartooda Twitter-ka qeybta English-ka ay ku lahaayeen, kadib markii maalmo uun ka hor soo bandhigeen hanjabaad ah inay dili doonaan afar laheyste oo dalka Kenya u dhashay oo Shabaabka gacanta ugu jira hadda.

Nabad-sugidda oo xirtay 11 ruux oo lagu eedeynayo inay Shabaabka u qaabilsanaayeen dilalka qorshaysan

Ciidamada nabad sugidda iyo kuwa booliska gobolka Banaadir, ayaa xalay howl gallo qorsheysan ka sameeyay qeybo ka mid ha degmada Waaberi, halkaas oo ay saraakiil sheegeen inay ku soo xir xireen 11 ruux oo Shabaabnimo loo heysto.  

Somalia arrests over 300 suspected Al-Shebab

Police commander in Somalia says their security forces arrested over 300 suspected Al-Shebab fighters during an operation in the capital Mogadishu.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS