Tag: Shabaabnimo

Maxkamad ku taalla Minnesota oo dambi ah in uu Shabaab taageeri jirey ku heshay nin Soomaali ah

Ninkan Soomaaliga ah oo 46-jir ah ayaa lagu helay shan dambi oo ay ka mid yihiin inuu lacago ku taageeray Al-shabaab, inuu dhallinyarada u qori jiray iyo inuu ka qaybgalay dambiyo ay ka mid yihiin isku-ay afduub sida lagu sheegay warbixinta ay maxkamaddu soo saartay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS