Tag: Sh

Ciidamada huwanta oo la wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose

Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka oo taageero ka helaya ciidamada AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ayaa la wareegay deegaankaas, kaddib dagaal xooggan.

Faah faahin : Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu waramayaa in ay wadada u galleen ciidamo tirsan kuwa dalka Burundi ee ka midka ah hawlgalka AMISOM ee gobolka Shabeellaha Dhexe..

Diyaarado dagaal duqeeyay fariisimo Al-Shabaab ku leeyihiin Toora-Toorow

 Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay ay duqeeyeen fariisimo Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Toora-Toorow.

Madaxweyne Xasan Sh oo lakulmay odayaasha beesha uu kasoo jeedo Xasan Daahir Aweys

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada kula kulmay waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda beesha H/gidir, isagoo kala hadlay arrinta Xasan Dahir Aweys oo gacanta dowladda ku jiro.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS