Tag: Senator

Senator Faroole:”Dastuurka dalka waa qabyo waddo qaldana waa lagu wadaa”

Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ah Senator ka tirsan Aqalka Sare ee dalka ayaa ku dhaliilay dowladda Federalka Soomaaliya qaabka ay u maareyneyso dhamaystirka dastuurka dalka. 

Senator Ayuub Ismaaciil oo la kulmay Xildhibaan ka tirsan Congress-ka Mareykanka

Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kulmay Adam Smith oo ka tirsan Golaha Wakiilada Mareykanka ee Congress-ka loo yaqaano,  isagoo kala hadlay xiriirka labada dal. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS