Tag: Saxafiyiinta

Saxafiyiinta gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan oo ugu baaqay dowlada in si shuruud la’aan ku sii deyso shaqaalaha Tv-ga Universal

Waxaa soo baxaya baaqyo iyo codsiyo loo jeedinayo Dowlada Federalka taasoo ku aadan sidii loo sii deyn lahaa agaasimaha bariga Afrika ee Taleefishinka Universal Cabdullahi Xirsi iyo Weriye Cawil Daahir Salaad.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS