Tag: Sao

Daawo sawiradda:Dibad baxyo ka bilowday magaalada Sao Paolo ee dalka Brazil, ka hor furitaanka Koobka Aduunka

Dibad baxyo rabshado wata ayaa ka bilowday magaalada Sao Paolo ee dalka Brazil, halkaasoo ay isku dhacyo ku dhex mareen ciidamada Booliska iyo dad dibad baxayaal ah oo ka careysay qarashaadka faraha badan ee dowladdu gelisay Tartanka Koobka Aduunka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS