Tag: Samantha

Haweeneydii Hogaamineysay Weerarkii Westgate oo la Dilay

Sida laga soo xigtay wakaaalda Regnum ee dalka Ruushka oo soo xiganeesa saraakiil sirdoonka reer galbeedka katirsan ayaa qortay in bariga wadankaasi Ukraine lagu dilay haweeneedii hogaamineesay weerarkii Al-shabab ay kuqaadeen wadanka Kenya.

Daawo Sawiradda:Samantha Lewthwaite oo la ogaaday in gudaha Soomaaliya ku guursaday Sargaal sare oo katirsan Al-Shabaab

Warar laga helay sirdoonka dalalka Kenya iyo Ingiriiska ayaa waxaa ay sheegayaan in haweeneyda sida weyn loo doon doonayo ee u dhalatay dalka Ingiriiska ee la yiraahdo Samantha Lewthwaite inay guursatay mid ka hogaamiyaasha Xarakadda Al-Shabab oo kasoo jeeda mid ka mid beelaha hubeysan ee Soomaalida ah sida warkaan lagu yiri.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS