Tag: Salaad

Cabdiqaasim Salaad“oo ka digay in Dalka uu dib ugu Laabto wadadii Bur Burka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka isagoo ku sugan magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa wuxuu sheegay in wadanka uu ka jiro isbadal balaaran loona baahanyahay in dalka aanan dib loo celin. 

Xildhibaan Mahad Salaad “Isbitaalada Madiina iyo Digfeer waxaa yaalla meydadka 230 qof”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in tirada dadkii ku dhintay qaraxii waxashnimada ahaa ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ay ka badan tahay 200 ruux.

Salaad Cali Jeelle “Saalax Badbaado wuxuu ahaa nin Musalafay oo la maskax rogay”

Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa sheegay inuu la fajacay markii uu maqlay in Saalax Nuux Badbaado oo ka tirsanaa Baarlamaankii KMG uu ka mid ahaa raggii fuliyay weerarkii is qarxinta ee shalay ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS