Tag: Safiirka

Safiirka UK ee Somalia oo bilaabay in kulamo uu la yeelanayo Madaxda maamul goboleedyada

 Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya Danjire David Concar ayaa bilaabay kulamo uu la qaadanayo Madaxda Maamul goboleedyada dalka, kuwaasoo shalay qaarkood soo gaaray magaalada Muqdisho.

Safiirka dowladda UK u soo magacawday Soomaaliya oo sifo sharci daro ku howl galay

Safiirka cusub ee dowladda UK u magacawday Soomaaliya ee aan wali waraaqadaha aqoonsiga laga guddoomin ayaa bilaabay in sifo aan sharci aheyn inuu ku howl galo.

Safiirka Kenya ee Mareykanka oo sheegay inaan khasab lagu xirayn xeryaha Dhadhaab (Sawirro)

 Danjiraha Kenya u fadhiya Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka, Robinson Njeru Githae oo kulan la qaatay Qaar ka mid ah Soomaalida ku dhaqan magaalada Atlanta ee gobolka Georgia, ayaa sheegay in Dowladda Kenya aysan damacsaneyn inay si khasab ah ku xirto Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab oo ay ku nool yihiin qoxooti tiro badan oo Soomaali ah.

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Netherlands

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Amb. Franciscus Albercht Makken.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS