Tag: Sadasha

Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay qeyb ka mid qalabka Maamulka Hawada

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu wareejiyay qeyb ka mid ah qalabkii lagu maamulayay Saadaasha Hawada Soomaaliya, iyadoo qalabkan uu ka saacidayo sidii ay ula socon laheyd adeega saadaasha Hawada iyo la socodka diyaaradaha isticmaala Hawada Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS