Tag: Sacid

Raysal wasaare Saacid oo sheegay inay heleen raadadka dilal loo geystay wariyayaal

Raysal wasaaraha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon, ayaa Muqdisho ka sheegay shalay in ay xukuumaddiisa heshay raadadka seddex ka mid ah illaa 20 wariye oo labadii sano ee ugu dambeysay Muqdisho lagu dilay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS