Tag: Saaxdheera

Somaliland oo soo bandhigtay Magacyada Maxaabiis ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Saax-Dheer

Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay Magacyada Maxaabiis ay sheegeen in ay ku qabteen dagaalkii shalay aroor hore ka dhacay Deegaanka Saax-Dheer ee Gobolka Sool halkaas oo lagu waday in ay ka dhacdo xaflad lagu caleemo saari lahaa Madaxweynaha Khaatumo State Dr Cali Khaliif Galeyr.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS