Tag: SOMAALIA

Maamulka Koofur Galbeed oo soo dhoweeyay xayiraada laga qaaday Abuu Mansuur

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo dhoweeyay xayiraadii laga qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, kaasoo war ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka lagu sheegay in laga saaray liiska Argagixisada Caalamiga ee shaqsiyaadka loogu doon doonista badnaa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS