Tag: SHAVAAB

Al-Shabaab oo lagala wareegay waddada isku xirta Qansax-dheere iyo Awdiinle

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia ee ku sugan gobolka Baay ayaa la wareegay waddada isku xirta degmooyinka Qansax-dheere iyo Awdiinle ee gobolka Baay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS