Tag: SANGUUNI

Saraakiisha ciidamada xooga oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni

Saraakiisha ciidamada xooga dalka ee gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in ciidamada Milatariga Soomaaliya oo kaashanaya ciidanka Jubbaland iyo kuwoo Mareykan ah ay dileyn 25 dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab kadib weerar ka dhacay degaanka Baar-sanguuni oo 50km u jira Magaaladda Kismaayo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS