Tag: Rwanda

Muran ka taagan in Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame in mar saddexaad uu tartamo

 Xisbiga ugu weyn ee Mucaaradka Rwanda ayaa ka soo hor-jeeda qorshaha Madaxweyne Paul Kagame ku doonayo in mar saddexaad uu isa soo sharaxo madaxtinimada, iyadoo laga cabsi qabo qalalaaso la mid ah kii Burundi inuu dalkaas ka dhaco.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS