Tag: Ruwanda

Madaxweynaha oo gaaray Rwanda, kana qeyb galaya Shir madaxeedka Midowga Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Kigali ee caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda, halkaa oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika.

Shir balaaran oo Qurbajooga Soomaaliyeed uga furmay magaalada Kigali , Rwanda

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Hotel Des Mille Collines by Kempinski ee Magaalada Kigali ee Caasimadda Rwanda Shirkii ugu balaarnaa oo ay iskugu yimaadaan Qurbajooga iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS