Tag: Ruto

Maxkamadda ICC oo maanta go’aan ka gaareysa dacwada William Ruto

Maxkamada Caalamiga ee dambiyada dagalka ICC ayaa maanta lagu wadaa inay go’aan ka gaarto dacwada loo heysto Madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto iyo wariye Joshua Arab Sang, kuwaasoo loo heysto eedo la xiriira qalalaasihii dadka faraha badan lagu dilay doorashooyinkii muranka ka dhashay ee Kenya ka dhacay sanadkii 2007.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS