Tag: Roshka

Dadka Crimea oo u codeeyey inay Ruushka raacaan(SAWIRRO)

Dadka gobolka Crimea(Kiriimiya) ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in gobolkaasi uu ka go'o Ukraine, kana mid noqdo Dowladda Federaalka ah ee Ruushka, kaddib afti laga qaaday shalay oo Axad ahayd.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS