Tag: Roobow

Muqtaar Roobow”Aniga isma soo dhiibin oo waxaan kula joogaa dowlada wadahadal.”

Hoggaamiye ku xigeenkii hore ee ururka Al-shabaab Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa sheegay in uusan dowlada federalka isku soo dhiiibin balse uu yimid kadib markii ay wadahadal yeesheen.

DEG DEG: Mareykanka oo Liiska argagixisada ka saaray Sheekh Mukhtaar Roobow

Dowladda Mareykanka ayaa liiska Argagixisada ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa Saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab.

Sheekh Abu-Mansuur oo la sheegay inuu Sanado Ka Hor ka Tagay Al-shabaab

Zakariya Ismaaciil Xersi oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa wareysi uu siiyay VOA-da ku sheegay in Sh. Mukhtaar Roobow Cali (Abu-Mansuur) oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee Al-shabaab uu isaga baxay kooxda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS