Tag: Roma

Daawo Sawirada Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo lagu soo dhaweeyay Roma lana kulmay Saraakiil ciidan

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. C/Xakiin Dahir Saciid (Saacid) oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Talyaaniga ayaa la kulmay Dhigiisa Dalka Talyaaniga iyo saraakiil kale oo ciidan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS