Tag: Risaala

Agaasimiha iyo Tifatiraha Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho oo xabsiga loo taxaabay

Agaasimaha idaacada Risaala ahna guddoomiye ku xigeenka shabakada 2013 Maxamed Cabdiwahaab iyo tifatiraha idaacada Risaala Maxamedkaafi Shiikh Abuukar iyo mid kamid ah weriyaasha idaacada Maxamed Cabdi ayaa ciidamada nabadsugida xabsiga u taxaabeen kadibna hawada ka saareen idaacada Risaala oo ka mid ah idaacadaha ugu waaweyn magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS