Tag: Raysal

Raysal wasaare Saacid oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub

Raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya u qaabilsan Michel Carves Deurso, oo booqasho ku tagay Xamar.

Raysal wasaare Saacid oo mar kale ka baaqday in uu Baarlamaanka hor-tago

Dib u dhac kale, ayaa ku yimid kulan maanta la filaayay in raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu ku hor tago xubnaha baarlamaanka Soomaaliya si uu ugu sharaxo xubnaha baarlamaanka ajande siyaasadeedka xukumaddiisa afarta sano ee soo socota.

War Hadda Soo Dhacay: Raysal wasaraha Soomaaliya oo la magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay raysal wasaraha cusub ee dalka.

Madaxtooyada oo beenisay in raysal wasaare la magacaabay

Madaxtooyada qaranka Soomaaliya, ayaa beenisay wararka sheegaya in raysal wasaare loo magacaabay Maxamed C/laahi Farmaajo, oo hore u soo noqday raysal wasaariha mid ka mid ah xukuumadihii KMG ahaa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS