Tag: RW

RW kuxigeenka oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka iyo Madaxda USAID

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Kuxigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarga Bini’aadannimada (DCHA) Mr. David Harden, Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb Schwartz, iyo wafdi la socday, waxaana kulanka RW Ku-Xigeenka ku wehliyay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Qorsheynta.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS