Tag: RAIISULWASAARIHII

Cumar C/rashiid oo si kulul uga hadlay xariggii C/raxmaan C/shakuur

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ayaa si kulul u cambaareeyay xariggii loo geystay C/raxmaan C/shakuur Warsame, isagoo ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS