Tag: Qoryooley

Faafaahin: 6 qof oo shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Maqaayad ku taalla degmadda Qoryooley

Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay Qarax miino oo ka dhacay maqaayad laga cunteeyo oo ku taalla Degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Oday 70 jir ah oo lagu dilay degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Kooxo hubeysan ayaa duleedka degmada Qoryooley ku dilay Oday 70 jir ahaa, iyadoo dilkan uu salka ku haayo aanooyin qabiil oo ku soo noq-noqonayay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS