Tag: Qorsheel

Wasiir Qoorsheel “Xaalada Maareeyaha Hey’adda Saadaasha Hawada waa wanaagsan tahay, waana dhaawac fudud”

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa sheegay in xaalaha Maareeyihii Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada En. Cali Madoobe ay wanaagsan tahay, kadib markii lagu weeraray degmada Wadajir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS