Tag: Qeybdiid

Madaxweyne Qeybdiid oo la kulmay xubno ka socday QM

Madaxweynaha maamulka Galmudug, ayaa maanta Gaalkacyo kula kulmay wafdi QM ka socday, kuwaas oo ay ka arrinsadeen arrimaha dalka Soomaaliya iyo iska war qabka QM iyo maamulka Galmudug sidoo kale.

Madaxweynaha Galmudug oo doonaya in la ballaariyo maamulka Galmudug

Madaxweynaha maamulka Galmudug Md. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), ayaa sheegay in ujeeddada ugu weyn ee ay xilkaasi u qabteen ay tahay in maamulka Galmudug la ballaariyo.

Qeybdiid oo dhalinyarada Galmudug uga digey burcad-badeednimada

Madaxweynaha maamulka Galmudug Md. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa ugu yeeray dhalinyarada Galmudug inay ka fogaadaan dhibaatada Burcad badeedda, ayna sidoo kale ku fakarin inay ka mid noqdaan burcadda badaha.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS