Tag: Qatar

Wasiirka Maaliyada Beyle oo kula kulmay Doha dhigiisa dalka Qadar Cali Shariif (Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la  kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Cali Shariif Al-Emadi, iyaggoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac.

Diyaaradda Qatar Airways oo duulimaad ka bilaabi doonta Soomaaliya

Diyaarada Qatar Airways ayaa la filayaa inay markii u horeysay duulimaad ka bilowdo Soomaaliya, iyadoo noqoneyso diyaaradii labaad oo caalami duulimaad ka bilowday Soomaaliya muddo 20-sano ka badan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS