Tag: Qariirad

Shabaab oo dadka tuulada Halgan ku dhaqan lacago dheeraad ah dul dhigay

Dhaq-dhaqaaqii ganacsiga tuulada Halgan oo 40 KM u jirta magaalada Buula-barde, ayaa maanta hakad ku jira, ka dib markii maleeshiyaadka al-Shabaab ee deegaankaasi jooga ay ku amreen dadka ganacsatada ah inay bixiyaan lacago ka  badan in ay hore u bixin jireen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS