Tag: Qaraxyo

Galmudug oo fashilisay isku day qaraxyo lagu fulin lahaa

Ciidamada maamulka Galmudug, ayaa howl gallo ay maanta ka sameeyeen xaafado ku yaalla magaalada Gaalkacyo, waxay ku soo qabteen laba jaakadood oo loo diyaarinaayay in is qarxin loo adeegsado iyo bambaanooyin kale, sida ay sheegeen saraakiil ciidan.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS