Tag: Qaraxa

Ciidamada AMISOM oo weerar ismiidaamin ah Muqdisho lagula eegtay

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay ilaa toban kalana way ku dhaawacmeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagula eegtay magaalada Muqdisho kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa wadada KM4 iyo garoonka diyaaradaha Aden Cadde

Qaramada Midoobay oo fal waxuushnimo ah ku tilmaamtay weerarlkii UNDP-da

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay sii wadi doonto howlaha ay ka heyso Soomaaliya, kadib qaraxii UNDP Muqdisho
Valid XHTML 1.0 Valid CSS