Tag: Qado

Raysal wasaaraha Jabuuti oo qado sharaf u sameeyay wafdiga Raysal wasaaraha Soomaaliya (Sawiro)

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay  weheliso Marwadiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta waxaa qado sharaf u sameeyay Ra'iisal Wasaaraha dalka Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Maxamed Kaamil.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS