Tag: Qabasho

Ciidamada Puntland oo qabtay nin lagu eedeyey inuu ka mid ahaa kooxo dhacay xawaaladda Kaah

Ciidanka amaanka gobolka Mudug ayaa maanta sheegay inay gacanta ku dhigeen  nin ka tirsanaa kooxihii dhaca ka gaystay xawaaladda Kaah xarunteeda magaalada Boosaaso dhammaadkii bishii hore ee March.

Dad kale oo loo qabtay dilka Sheekh C/qaadir Gacamey

Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa  sheegaya  in halkaasi ciidamada ammaanka ee maamulka Somaliland ay  gacan ku dhigeen labo nin oo la sheegay inay ka danbeeyeen falkii dilka ahaa ee lagu dilay Allaha u naxariistee Sh.C/qaadir Nuur Faarax Gacamey magaalada Garoowe  labo maalin ka hor.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS