Tag: Qaabilaad

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay danjiraha cusub ee midowga Afrika Soomaaliya u qaabilsan

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha dhawaan Midowga Afrika u magacaawday Soomaaliya Mudane Ambassador Annadif Mohamat Salah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS