Tag: QMkeating

Wakiilka Qaramada Midoobey oo soo dhoweeyay Heshiiskii ay gaareen Gaas iyo Guuleed

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiskii magaalada Abu dhabi ku gaareen Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ee lagu xallinayay dagaalkii Gaalkacyo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS