Tag: QATER

Qatar oo mamnuucday badeecadaha ay soo saaraan dalalkii go’doomiyay

Dowladda Qatar ayaa dalkeeda ka mamnuucday badeecadaha iyo alaabaha ay soo saaraan Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee sanad ka hor go’doomiyay. 

Amiirka Qatar oo aan ka qeyb galeyn shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Sacuudiga

Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa ka mid aheyd Hoggaamiyeyaasha Carbeed ee ka qeyb galaya shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta ee ka furmay magaalada Al Dahraan ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Sawirro: Diyaaraddii Qatar ee gurmadka caafimaad siday oo soo caga dhigatay

Diyaaraddii dowladda Qatar soo dirtay ee siday gurmadka caafimaad ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaaradan ah mid milateri laga dejinayo illaa 2 ton oo daawooyin iyo qalab caafimaad isugu jira.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS