Tag: QARDHO

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda maanta magaalada Boosaaso

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland xalayna ku hoyday magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa maanta wuxuu gaari doonaa magaalo Xeebeedka Boosaaso.

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweyn heer maamuus dhaqan loogu sameeyay Qardho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardha, halkaasoo uu maanta ku tagay safar dhanka lugta ah, waxaa Madaxweynaha wehliyay Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo mas’uuliyiin kale. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS