Tag: Pumtland

Ciidanka Daraawiishta Puntland ee Xerada 54 oo Maanta Gadood Sameeyay

Waxaa maanta gadood sameeyey Ciidamada Daraawiishta ee fadhigoodu uu yahay xerada 54-aad ee ku taalla duleedka magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS