Tag: Preis

Haweeneydii loo heystay weerarkii Paris oo ka soo muuqatay CCTV, xilli ay ka gudbeysay Istanbul Air Port

Muuqaal cusub oo Kaamirada qarsoon ee CCTV ayaa waxaa ka soo muuqatay Hayat Boumeddiene oo aheyd haweeneydii laga baadigoobayay dalka Faransiiska, taasoo loo heystay ku lug lahaanshaha weeraradii Paris ee todobaadkii hore dhacay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS