Tag: Portugal

Portugal oo u soo baxay Finalka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016 (Sawirro)

Xulka k/cagta ee Portugal ayaa 12-sano kadib u soo baxay Finalka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Sema Finalka 2-0 uga badiyeen xulka Wales oo Tartankan wacdaro ka dhigay, isla markaana taariikh dhigay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS