Tag: PDP

Munaasabad lagu xusayay sanadguurada 5aad ee Xisbiga Nabada iyo Horumarka oo Muqdisho lagu qabtay(Sawiro)

Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeyb galeen xubna u badan dhalinyaro oo kamid ah Xisbiga Nabadda iyo Horumarka ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho iyada oo intii munaasabadda lagu guda jiray lasoo jeediyay khudbado u badan taariikhda Xisbiga, guulaha uu gaaray intii uu jiray iyo waxyaabaha la filayo in uu ku talaabsado.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS