Tag: Orlaanda

Madaxweyne Obama iyo kuxigeenkiisa oo booqday Orlando

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo kuxigeenkiisa Joe Biden ayaa booqday magaalada Orlando ee Gobolka Florida, halkaasoo todobaadkan hore nin hubeysan uu goob lagu caweeyo ku dilay illaa 50 ruux.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS