Tag: Odowaa

Wasiir Odowaa oo ku guuleystay dhammeystirka Federaaleynta Soomaaliya

Maamulka HirShabelle ayaa ugu dambeyn la soo dhameystiray, kaasoo in ka badan 9 bilood loo fadhiyey  Magaalada  Jowhar oo iminka u soo banbaxday in ay noqoto caasimada maamulkaas oo dhisaddiisa intuu uu socday ay soo wajaheen caqabado iyo jahwareer  oo ay marar badan shirka ay ka baxeen odoyada qabaa’ilada dega labada gobol.

Odawaa “Ahlusuna Miiska Wada hadalka ha yimaadaan, waa dhamaatay waqtigii Qoriga”

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo shalay gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa ugu baaqay Culumaa’udiinka Ahlusuna inay Nabada qaataan, oo ay yimaadaan Miiska wada hadalka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ku soo jeeda Jowhar

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu goor dhow gaaro magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS