Tag: Odinga

Raila Odinga oo ka digey in doorashada Kenya lagu shubto

Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Rail Odinga ayaa ka digey in doorashada dalkiisa lagu shubto kahor labo maalmood oo ay shacabka Kenya u dareerayaan doorasho guud.

Raila Odinga oo Xukuumadda Kenya ku eedeeyay inay wax ka qaban wayday Amniga

Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya, ahna hoggaaminayaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD, Raila Odinga ayaa ku eedeeyay xukuumadda Kenya inaysan ciidamadeedu ka hortegi karin weerarrada kaga imaanaya kooxaha Islaamiyiinta ah, isagoo ka digay kacdoonno ay qowmiyadaha dalka Kenya sameeyaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS