Tag: Odayaal

Somaliland oo odayaal dhaqameedyo u xirnaa sii daysay

Maamulka gobolka Awdal ee Somaliland ayaa maanta sii daayay 10 oday dhaqameed oo u xirnaa eedeymo la xariira ku-luglahaanshaha iska horimaad ka dhacay deegaannada Xariirad oo hal qof uu ku dhintay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS