Tag: Odawaa

Odawaa “Wax saameyn ah ma yeelan doonto ka bixitaanka dalka ee Nile Academy”

Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dalka howlihii Hey’adda Nile Academy ka waday Soomaaliya, kadib markii Golaha Wasiirada u qabteen in 7-maalmood dalka uga baxaan.

Odawaa “Wada tashi socday labo bilood waxaa suura gali weyday in la helo Guddi Farsamo macquul ah”

Wasiirka Arrimaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay sababtii ka dambeysay in 14 xubnood looga dhigay Guddiga farsamada maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo cadeeyay in arrintaas la tashi kala sameeyeen Madaxda dowladda iyo saxiixayaasha heshiiska maamul u sameynta labada Gobol.

Dowlada Somalia oo ka hadashay Ujeedka ka Dambeeya Qabsashada Kooxda Ahlu Sunna ee Magaalada Dhuuso Mareeb

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii shalay subax ka dhacay magaaladda Dhuusa-mareeb ee xaruta gobolka Galgaduud.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS